Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

About Page







  

Kulankii Culumadda Ehlu sunna Wal jameeca EE Ka dhacay wadankaan Swedan.

Kulanka Culimaaudiinka Soomaaliyed Ee Ahlu Sunnah Waljamaaca ee yurub

 Gothenburg-Sweden- 27/06/05

Sh maxmed xaji ali ayaa ku faray ayadaha quraanka dabaded waxaa hadalkii qaatay Dr shiikh maxamed cabdulaahi asir oo ka hadlay doorka culamada sida ay ugu fidiyeen somali guduheed waxa shiikha uu dadkii maxadaradaa kasoo qeeb galay uga digay qilafka islaamka dhaxdiisa waxaana uu ku booriyey inay is garabsadaan waxaana shiikha ka hadlay uuna xusay magacyadii culumadii waa wena ee somali.

MAQAAL KU SAABSAN DHALIN YARADDA MAATAY JOOGTA

hadii aynunahay dad muslim ah waxaa nalakaga abaahanyahay in laysforo macruufka mjunkarkana layska nahyiyo amean layska reebo marka aan ilaahay ka cabsno oo dadoow yaana raacin gaaladdu waxa aynoo horkacayaan oo fasaad ah maantay waxaanu aragnaa in gabdhaha iyo wiilashuba inyar maahane intakale ay raaceen ree yurub dhankooda maantay waan aragnaa in gandhii ay midabkii ilaahay u dhaliyay iska badalayaan oo ay iscadaynayaa ayaan ka dibna qofkii is cadeeyay uu doorsoomayo marka maxaa ku kaliyafa oo uu udanabaabayaa midab aan ilaahay u dhalin u raadinayaa waa diinka fogaasho waana lagu danbaabayaa sidoo kale wiilashu waxa ay u xiiranayaa oo timihii ilaahay uu siiyay ay qaar u ciirayaan qaarna ay daynayaan waa faasaad ay ku raacayaa ree yurub marka hadii aanunahay soomaali diinta waan u dhalanay laakiin kuma dhaqno intaas waxa baananka yaalo sidoo kale gabdhu waxay yeelanayaa wax la yiraah saaxiib wiil markaas ka dib in mudo ah oo ama sedex sanadood ah ama wax kasiibadan ah ayuu lasoconayaa ka dibana mustaqbakeed inta seejiyo ayuu kaxcad uga tagayaa oo nasiibdaro maahan gabadhaan aad ku dheelayso cidbaa ku soo ruux iyo raxbeeshay adiguna dhaw sano ayaad inta ku dheel dheesho iyo aad ku samayso wax aan ilaahay kuu banayn ayaad ka tagaysaa ayadii iyo waalidkeedba waad qasaarisay sidoo kale waligeen wax aana arkin ayaan ku arakeenaa soomaalideena dhalinyaradda oo ah dhangaalo gaalo taas oo ah in gabadhii uu wiil kuu saaxiibka la ahaa in uu u keenayo markuu u imaanayo ubax taas oo laga arkay filimaanta qaarkood oo gaaladu dhigto oo jacaylaka ah kiibaa marka lasamaynayaa taas waa nasiib daro nahaysata sababta oo ah ma fiirisay in ay ku banaatahay diinteena waxa aad samaynaysaa adigu maqof diin la'aan baad tahay sida gaaladda u raacaysaa oo aad u samaynaysaa waxa aysamaynayaan ma adiga ayay kuu banaantahay taas waa nasiib daro nayhaysata gabdhaheena iyo wiilasheenaba miyaan ka hortagi karnaa oo aan u sheegi karnaa walaalayaal

Haddaba Xafladdaas oo ay ka soo qayb galeen Boqolaal qofood Oo isugu jira Rag iyo dumar ayaa ugu horreynrii waxaa aayado quraan Ah ku furay Macallin siciid Xasan cilmi iyadoo culimaa,udiinkii halkaas Ka hadashayna ay ka mid ahaayeen SH:C/raxmaan SH: Muxyadiin Cili Oo ka hadlay Aaadaabta ,Sh;Maxamuud Guriceel oo ku dheerada Sirada
Nabiga NNK:ha ahaatee iyo Sh:Cusmaan Xaaji oo ka hadlay Towxiidka Halka Salliga ama Madxiga Nabiga NNK.ha ahaatee ay isu dhiidhiibayeen Daakiriinta kala ah Sh.Shariif Shiiquna, Sh:C/nuur Macallim , Sh.Guuleed Iyo Daakirkii Codka macaanaa ee caanka ka ahaa waddankeenna imminkana Ku nool Magaalada Stokholm ee waddanka Sweden Sheekh Faaraxeey, waxana Xafladda Xiriirinayey Sheekh Maxamuud Cabdi Sabriye, wexeyna xafladdii Ku dhamaatay si wanaagsan oo ay ku qanceen ummaddii ka soo qayb gashay.

Haddaba cid allaale iyo ciddii haleeli weysay ka qaybgalka xafladahaas Qiimaha weyn leh jecleysatana in ay helaan Muxaadarooyinkii halkaas Laga soo jeediyey ee aysan nasiibka u helin, waxey kala xiriiri karaan Cajaladihii laga soo duubay oo isugu jira Maqal iyo muuqaalba Cabdi Calأ¶i Fidow .oo aad kula soo xiriiri karta

Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen Culimada Ahlu sunnah- Wal jamaaca ee Magaalada Turku ee waddanka finlad ayaa waxaa Kala qayb qaatay Xafladdaas lagu weyneynaayo Dhalashada Nabigeena Muxamed NNK. Ha ahaatee Culimaa,udiinka ahlu summa wal jamaaca Ee waddankaan Sweden ka dib markii ay casuumad ka heleen walaalaoda
Reer Turku ee Waddanka finlad.

abdukadirali@yaho.com

Waxaad halkaan ka daawaynaysaa Culumadda Ka soo jeediyay muxaadaradda Muctamarka

Halkan ka dhawo

Halkan ka dhawo

Halkan ka dhawo

Halkan ka dhawo

Waxaa uu shiikha sharafka cilmiga iyo qofka barta sharafka uu bulshada uu ku dhaxlee yahay waxaa shiikha kahadlay doorka in laraaco jidkii ay mareen nabi maxamed S.C.W iyo khulafadii jidkii ay mareen waxaana shiikha uu xusay in muuminka cilmiga leh uu darajooyin dheer yahay kan aan cilmiga laheen shiikha waxaa uu dakii fadhiyey goobtaa matamarka ku booriyey salaada dukashadeeda waxaana uu kacodsay in waqtigeeda lagu tukada waxaana shiikha uu sharaxaad ka bixiyey habka loo tukado salaada . waxana ku qofka in uu ilaah ku xirado inay waa jibtahay waxana shiikha ka hadlay inay waa jib tahay in qofka barto cilmiga waayo isaga ayaa ku tusanaya sida aad ilaah u cabudaydo tusale waxaa uu sheekha ka soo qaatay in qofka aan cilmiga laheen uu lamid yahay qof socda dariiq mugdiya oo aan garaneyn meel uu ado taas uu sabab uga dhigay in labarto cilmiga diinta islamaanka si aay kugu fududaato caabudida alaah jala wacalaa.


abdukadirali@hotmail.com